Kami hidupkan bumi itu dan Kami keluarkan dari padanya biji-bijian, maka daripadanya mereka makan.
Nasiib wanaag waxaa ahaa in Guddi-hoosaadkii Qaamuusku isla maalmihii uu howshiisa guda galay, si deeqsinnimo iyo fiiridheeri ku jirto uu u soo hardhigay Dr.
Iyadoo Ja og yahay in labada siyood tii Ja qaataaba tii kale tahay oo waxa loo baahan yahay ay tahay iyadoo mid uun Jagu heshüyo, halka laga eegay waxaa weeye: — Sida Guddiga Af-Soomaaliga badankí is tusay oo ahayd in labada siyoodba la qaato, oo ereygii maenihiisa la yaqaanna -nb- lagu qoro, sida «sanboor» san -f boor , «gaashaanbuur» gaashaan + buur , « banbixid » ban + bixid , kan aan Ja aqoonna -mb- lagu qoro, sida «dambe», « gambo », « hambo dhíbaataa ka timid, oo sida loo badan yahay, ma aha wax degdeg qofku u kala sooci karo; inta qofku is lee yahay «baranbaro» miyaa loo qoraa mase « barambaro »? This is naught else than a Reminder and a Lecture making plain, Translations 36:70 Y.